Waxaan ku hureyn habaar laguma darsado.
Si walba & sabab kasta, yaanan looga darin dalka wadajirkiisa, nabadda & horumarka. Inta cid kale inoo meerin laheyd aan inagu tanaasul la nimaadno. Hebel ku xumeey iyo haanta kaligaa buuxso horaa loogu hoobtay ee hankeena intaa ha dhaafo.
Qof kasta xaq buu u leeyahay inuu u ololeeyo qofka uu la dhacsan yahay balse hadalku madal ayuu leeyahay; Arday saqiirro ah oo aan nabadgalyo, caafimad iyo adeegii dowladnimo heysan, lagana yaabaa in qaarkood aysan soo quraacan, misana u soo lugeeyay Tiyaatarka, in olole doorasho
Qofkasta xaq buu u leeyahay inuu u ololeeyo qofka uu rabo balse hadalku madal ayuu leeyahay; Arday saqiirro ah oo heysan nabadgalyo,caafimad & adeegii dowladnimo, lagana yaabaa in qaarkood soo quraacan, una soo lugeeyay Tiyaatarka in olole doorasho lagula aadaamo waa damiir xumo.
Qatarta ugu weyn ee ummad iyo qarankooda soo wajaha waa hoggaan aan waxba u tureyn.
Waa sida ay wax u socdaan maanta, mar haddii maamulkii dowladnimo sii noqonayo mar hadii aan helay waxba dhowran maayo. Fadlan qoraalka oo dhameystiran halkan ka aqriso.
My thoughts and prayers go out to all the families affected by the earthquake in #Izmir, #Turkey. We pray and stand with our Turkish brothers and sisters in #Izmir, and wish a speedy recovery for the injured. #PrayForIzmir#PrayForTurkey
Doodda Barlamaaniga ah ee khuseysa Gobalka Benaadir, ma taabaneyso qof, qoys iyo qolo gaar ah. Waa qadiyad Soomaaliyeed oo u baahan in si siman looga jawaabo, si Soomaalinimo ah loogu istaago, oo wax wanaagsan laga soo saaro. Fadlan qoraalka oo dhameystiran lifaaqa ka aqriso.