🔥 Degdeg
Shirkadda Standard Chartered oo maamusha hanti ka badan $350B ayaa soo kordhisay adeegga ka ganacsiga Bitcoin iyo Ethereum gudaha Imaaraadka Carabta.
🔥 Wasiirrada maaliyadeed ee dalalka G20 ayaa codsanaya in la sameeyo xeerar cadcad oo lagu hago suuqa Kiribto, iyada oo la dhawrayo hannaanka maaliyadeed ee caalamka.
🔥 Waaxda cadaaladda ee Maraykanka ayaa xannibtay Kiribto u dhiganta $560k oo ay lahayd xarakada xamaas, waxaa kale oo ay xidhay Barnaamijkii ay lacagta caawimaadda ku ururin jirtay.
🔥 Warbixin ay soo saartay CryptoQuant ayaa sheegaysa in bishii August Wallet-yada haysta 100 bitcoin:native iyo wixii ka badan ay iibsadeen 60,000 bitcoin:native, halka Wallet-yada yaryar ay iska iibiyeen 47,000 bitcoin:native wadar ahaan.