Teacher, Blogger, Humanitarian, Writer, Justice seeker for all livings. And do not mix the truth with falsehood or conceal the truth while you know [it]..Quran.
Mudane wasiir tani waa shaqo fiican Turkey xilli Somalia liidatay buu ina taageeray. Lkn:
✅Baidoa iyo Maamulkii KG ee lagu duulay ka waran?
✅Goorma ayaa Shabelada Hoose laga goynaya KG? Maxaad ka ogyahay?
Iyada wax xog ah maka haysa sababta Madoobe Nuunow:
✅Loo dilay, iyo cidda Baidoa ka soo kaxaysay ee Muqdisho keentay si loo dilo?
✅Ama cidda #BF ka reebay 7/2012,
✅Ama sababta dhismihii Maamulka 6da gobol uu dhisayey looga horyimid isaga oo weliba The Villa Somalia ay siisay lacag dhan $50,000 si uu ugu isticmaalo shirar kii dhismaha 6da Gobol?
Marxuum Madoobe Nunow iyo anigu waxan 1973 ka qayb galnay shirwayne dhallinyarada Somalia loogu qabtay Muqdisho, waxana ka soconay Gobal kii Jubbada Sare.
Isagu رحيمه الله wuxu aha Gudoomiyaha dhallinyarada degmada Diinsor iyo shaqaale Dawladda Hoose Diindor; aniguna dhallinyarada Gobal Jubbada Sare iyo arday Dugsiga Sare ee 11ka Janaayo.
Si kale hadaan wax kuugu sheego waxan ahay ninkii siyaadadda ku soo daray marxuumka, una diray Faculty of Political Science oo la furay 10/1976, isaga iyo gudoomiyashi dhallinyarada Baidoa- Eden, BurHakaba- Jama, Qansandheere- Mohamed Basto iyo kuwo kale oo Guddiga Gobolka Bay.
Sababta ugu wayn ee imberyaliyadu u dishay Nadoone Munow:
✅Wuxu ka horyimid shirwaynihii Somali London Conference 2/23/2013.
✅Shirwaynahaas waxa lagu marti qaaday Mw Sh. Sharii, PM Abdiweli Gaas, iyo Shariif Sikiin oo loo wato inuu yahay Gudoomiyihii BF, halka BF uu shirayo uuna Madoobe Nuunow Gudoomiye u yahay.
Xiligaas Madoobe Nunow wuxu aha Gudoomiyaha #BF, wuxuna BF hordhigay in shirwaynahaas halis ku yahay Somalia. Weliba wuxu soo jeediyey in xilka laga tuuro Mw iyo PM waayo waxay ku dhaceen khiyaano qaran.
Waxa BF go’aan ku gaaray maalinta London uu ka dhacay dhirwayne haasi 2/23/2012, in Mogadisho BF ku doorto Madaxwayne iyo PM iyo dawlad cusub.
Madoobe Nuunow wuxu raadiyey dad uu aaminsanaa in ay White House ka tegi karaan oo go’aanka BF ka dhaadhicin karan.
Ragii uu u yeeray waxa ka mid ahaa Amb. Abdullahi Cadow oo Safiir ka soo noqday DC iyo NY, iyo aniga oo doorashadii Obama 2008 ka mid ahaa “Obama Team for Change 2008”, Madoobe na taas buu ogaa waayo xilliyafaas waxan ku wada jirnay #Egroup ama yahoogroups.
Qorshe hiisu wuxu ahaa kii cod badan helaa in uu Mw noqdo kan kalena uu PM noqdo.
Balse markaan tegay Muqdisho January 2012, oo kulamo la yeeshay Xubnihii BF waxan u sheegay in shirwaynaha Somali London Conference 2/23/2012 ay wataan the White House iyo 10 Downing st, ayna hadda adag tahay in la joojiyo. Weliba, 44 dal la diyaariyey in ay ka soo qayb gelayan.
Waxana kula taliyey in Xubnaha BF ee la soo xulayey 7/2012 in la soo doorto dad Somali badbaadin kara.
Haddaba maxa dhacay markii la gaaray in BF la soo doorto:
✅Madoobe Nunow oo Gudoomiyihii #BF ah aya laga reebay in uu soo noqdo.
✅Oday dhaqan kii beesha Dabarre ee soo magacaabi laha baa beesha 6aad siisay $30,000, loona sheegay in uusan dib usoo magacaabin karin Mr. Nuunow.
✅Oday dhaqankii sidii buu yeelay oo bedel kii Madoobe Nunow wuxu soo magacaabay wiil dhallinyaro ah oo gabadhiisa qaba waa oday dhaqanke.
✅Kadib, Madoobe Nunow wuu isoo wacay aniga oo Edmonton, Alberta jooga, oo ii sheegay waxa socday.
✅Waxan markiiba soo wacay Halimo Ismail (Halimo Yareey) oo ahayd Gudoomiyaha Guddiga doorashada, waxana ka codsaday:
🔹in ay badbaadiso kursiga Madoobe,
🔹iyo in aan ana soo diro $30,000 oo la siiyo oday dhaqankii Dabarre.
✅Nasiib darro, Halimo Yareey waxay igu tiri, “aboowe arrintaas ma samayn karo”, waayo shaqadaydu waa in aan 2 arrimod ka hubiyo qof ka Xildhibaanka loo soo xulay kuwaas oo kala ah:
🔹Inuu haysto shahaadada Dugsiga Sare 🔹iyo in uu haysto warqada #CID ee denbi la’aanta ah.
Isku soo aruuriyey colaada Madoobe Nunow loo qaaday ee laguba kharajiyey waxay ka timid:
✅Wuxu deedey London Conference
✅Wuxu diiday soo gelidii #KDF Somali
✅Wuxu diiday Guddigii #Dastuurka PM Gaas kala diray.
Gabagabo:
Nunow wuxu aha hanti qaran

He Bought Food for a Homeless Man — Years Later It Changed His Life. Before. Adduunka shalay iyo maanta, isku mid bay ahaayeen ayaa yiri, ‘Soomaalida waxay ahaayeen kuwa ugu awood @hodansan Adduunka, siiba Afrikada Bari.’ Hogaan xun.
#hum... https://t.co/TicVDRz2w6 via @YouTube
AI is the greatest equalizer in human history. It doesn’t care about your zip code, your skin color, your degree, or your last name. It only cares about what you do with it.
Tehran’s senior national security official, Ali Larijani, accused Washington of plunging the region into chaos and said Iran did not initiate the aggression, insisting the country is defending itself.
Al Jazeera’s Tohid Asadi and Rosiland Jordan report ⤵️