Qiimo dhimis gaar ah maalmaha Ciidda Awgeed.
Macaamiisheenna waxa aan idiin diyaarinay qiimo dhimis gaar ah oo ku saabsan Internet aan xaddidnayn iyo ku hadal aan xaddidnayn .
#Golistelecom#IsgaarsiiniWaaGolis#EidOffer
Macaamiisheenna, ka faa’iidaysta Waafi Mastercard oo kuu sahlaya inaad si ammaan ah u isticmaasho lacagahaaga meel kasta oo aad joogto.
Golis Telecom waxay kuu sahlaysaa adeeg fudud, degdeg ah, oo la isku halayn karo.
#golistelecom#isgaarsiintuwaagolis#waafimastercard