Waa sharaf weyn in markabka shidaal qodista ee “Çağrı Bey” uu si nabad ah u soo gaaro dekedda Muqdisho. Tani waa tallaabo muhiim ah oo ka tarjumeysa horumar cusub iyo rajada ka faa’iidaysiga kheyraadka dalkeenna.
Hambalyo ummadda Soomaaliyeed.
Maalmihii Wacnaa waa noo bilow.
It was a pleasure meeting with you, Your Excellency. I appreciate your kind hospitality and our fruitful discussion on enhancing the strong ties between Somalia and Turkey. @TheVillaSomalia@SomaliPM
Somali Başbakanlık Ofisinde Devlet Bakanı Hirsi Jama Ganni'yi Büyükelçiliğimizde ağırlayarak verimli bir toplantı gerçekleştirdik. Nazik ziyaretleri için kendilerine teşekkür ediyoruz.
Waxaan Safaaradda ku martigelinay Wasiiru-Dawlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xirsi Jaamac Gaanni, waxaana yeelanay kulan miro-dhal ah.
Waxaan uga mahadcelineynaa booqashadiisa qiimaha leh.
We held a fruitful discussion with Minister of State @OPM Hirsi Jama Ganni @HGanni, at our Embassy. We thank him for his kind visit.
After 35 years, Somalia has fully repaid its debt to the United Nations. This will make us eligible to vote—another great success! @SomaliPM @TheVillaSomalia @sntvnews1
Today, as part of our commitment to progress , we proudly received two vasals from our great ally, Turkey: This partnership symbolizes our dedication to a secure and prosperous future for Somalia. thanks Turkey unwavering support. 🇸🇴🤝🇹🇷 @HarunMaruf@trpresidency
I extend my heartfelt congratulations to the newly appointed members of the cabinet who have joined the Dan-Qaran administration. Warmest congratulations! @SomaliPM@farhanjimale@AbdisalamDhaay
Muqdisho, 25, August 2024:—Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta qaabilay Sii hayaha Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan, iyagoo ka wada hadlay xoojinta wada-shaqeynta hay’adaha QM iyo Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa Qaramada Midoobay uga mahadceliyey taageerada dhinacyada kala duwan leh ee ay u fidiyaan Soomaaliya, gaar ahaan dadaalka ay geliyaan dhinaca arrimaha bini’aadanimada, isagoo muujiyey sida ay Xukuumadda Dan Qaran uga go’an tahay in ay si dhow ula shaqeyso QM, iyada oo xoogga la saarayo arrimaha ahmiyadda u leh Xukuumadda si loo xaqiijiyo guulaha la hiigsanayo.
Received the Acting SRSG and Head of @UNSomalia in my office earlier today to discuss a range of government priorities,including constitutional review, elections, security, development, among other issues, and to explore areas of collaboration. @SomaliPM