$BTC yeelkadede
Maxaa kale
Dabcan isla #BTC.D
Kudhowad 48 sacaadod aan halkan X ka maqnaa, marka aanso laabtay si aan u qiimeeyo Sentiment-ka halkan
Waxa ugu badan o ay indhahayga qabteen waxay ahayd ka hadalka BTC.D o o markale gaartay high-eda Cyclekan
Aragtideyda BTC.D & scenario-ha kala duwan bishan & bishi kahoraysaba hore waan ugu hadlay hadad aragtay
Kuma lawanayi, lkn waxan arkay cabsi bdn o BTC.D dadbadan siyaabo kala duwan ugu faafiyen halkan X
$Others shaki kama taagna bilihi laso dhaafay in ay kujureen xlda daciiftinimo marka lo fiiri BTC/bair, welina aykujiran rafashadi ugu dambaysay o ay macquul tahay in halka hoos ugusi degaan special hadi xldi iskadawa wareegi dib ugu laawano
Kaso gudub aan muhiimada kala hadlo
Marki la joogo isku xirka BTC.D & Otherska waxa i degan 2 qaacido kala madax banan dhanka maalgashigeyga o aan tan & bilawgi Bull marketkan kuso socday, si' aad si fcn ila fahantid Awgeelle aan tusaale si fcn ufahmaysid kusiiyo
• Qeybta 1aad: Military-ga
• Qeybta 2aad; Police-ka
Q.1aad: waxay ka kooban yihin 2 waax
* Waaxda 1aad: kuwa banankoda degay ( first runners) waa projects tan & bilawgi bull runka mujiyay awoododa lehna high fundamentals + market demand Sida," Sol, Kaspa, Tao, iwm
Waaxdan haday raban hagalaan conciliation/range wa kuwa marwlba awood uleh in ay dhaqaaq la sameyaan BTC marwlba sentiment caadi ukuso laabto siday doonto BTC.D ha u cararto,
Fiiri chartiga, Bilawgi sanadkan illa & March 2024 high, si lamid ah iyagana wa kuwa local high sameyay/ dhaqaq xogan.
Waxdaan 1aad wa kuwa anka leyahay High conviction dhinaca maalgelintayda wana kuwa aan la taawan, la badalin, illa isbadal muuqda o kenaysa in meesha lagasaaro moyaane, wana long term.
* Waaxda 2aad: sidokale waaxdan 2aad wa projects leh high fundamentals ama high market demand
Ama kalmada wa mid ufiirsasho leh, waayo waa projects aan ku xusho Demand/Narrative-ka marka taagan e marba is badbala
Sida , Ordi, Ton,Tia, , Sui, Niero, Goat iwm
Waaxdan ujeedkoda wa short term investment, waxan galaa inta ay bilawga yihin, waxana ka baxa marka ay hawar walba bilawdo in ay ka hadasho
Xulashadoda uma fiiriyo in u yahay projects cusub ama mid hore, caan ah ama aanan ahayn, yar ama wayn, fundamental xogan leh ama aanan lahayn, Meme coins ah ama high tech midna
Sawabta aan Ku xusho qaybtan wa sidan lacag ugu sameyo, waxana qaybtan qamuskeda kujirta" Adigo qaldan lacag ka sameey, intaad adigo saxan shilin aadan samaynayn
Qaybtaan wa kuwa ugu badan BTC outperform-gareya melo fogna gaara lkn waxa kujira kuwa anan laysku halayn karin marka qaar yar laga reebo, halkan naftayda wan ugu digaa in mcnka isku dhex ilawdo
Qaybta 2aad: si lamid ah waxay ka kooban tahay 2 waaxod
*Waaxda kowaad: fadhiidka ( Sleeping gainers) qaybtaan wa projects high fundamentals leh lkn aanan waqti xaadirkan aysan dad badan Ku bararugsanayn o anan lahayn high market demand,sidokale wa kuwa Long term/short term investment ah
Maxaan ula jeeda, waa projects high demand anan lahayn waqtigan la jogo lkn ay qasab tahay inan ku xusho high fundamentals Sida: Avax, Link, Metis
Qaybtan si lamid ah waa kuwa iyaga xld walba BTC la dhaqaqin, ha yeeshe marka sentimentka guud suuqa jihadisa toosto dhaqaaq wax ku ool ah sameya
Si lamid ah waa melaha ugu badan aan ku sameyo rebalance
Isla qaybtan waxa kujirta qayb kale aan ugu yeero in ay yihin projects ugu khatarta bdn dhankayga dhinaca maalgashiga wayo waa kuwa anan weli natiijo & bandhig fcn ku siin, Sidokalana natiijadoda & rajajoda ay ku xirantahay Altseason Sida Matic,Fil, Ada,Dot
Qaybtan wa kuwa adiga hantidadaba idin kedin kara, 2 siyaabod dartod
*In aad hader yasaysid o adan maalgelin fcn ku samayn, hadhowna wacdaro dhiga fartana qaniintid
*In aad hader conviction wayn Ku qabtid hadhowna ku lug gooya
Projectskan nocan okale ah wa kuwa aad u maamulo si dhowna ula socda, qaybna kudaro, qaybna an kaba saaro.
Qoraalka intan kadib maba ii deeqo Q2ad hadan ilaawin saacado kadib
Jaawjaw
Waa official, halkan waxan idinkula wadaagi doona project-ga Brand-ka.
Name: Lativo. Ticker:$LTV.
Colors: Navy Blue and Yellow.
Logo: Bunny and a Rocket.
Motto: Live in Thrill, Victory is imminent.
Dhawaan Twitter iyo Telegram ayan idinla wadaagi doona Insha Allah.
This is what my peak price targets are for this bullrun 🎯
$BTC $120k-$180k
$SOL $300-$350
$SUI $3-$5
$TAO $1000-$1500
$ROSE $2-$5
$MAVIA $50-$100
$RIO $40-$150
$LEOX $8-$15
$ELAND $20-$35
$VRA $0.5-$3
$UPO $10-$20
$FET $14-$25
$SOL $560-$800
$KAS $5-$8
$RNDR $16-$30
Add Yours ⬇️
Make sure to do your own research as usual!
I’ll make my followers extremely RICH this bullrun..
Many people will regret not following me i swear..