Dawladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in Soomaaliya loo oggolaaday daabacaada baasaboorka ay wadaagaan dalalka ururka iskaashiga dhaqaalaha bariga Afrika ee EAC, iyadoo warbaahinta dawladda ay maanta baahisay in wakiilka Soomaaliya ee ururka EAC , Danjire Ilyaas Cali Xasan uu ku wareejiyay wasaaradda amniga gudaha iyo hay’adda socdaalka iyo jinsiyada Soomaaliya go’aanka rasmi ah ee Soomaaliya u oggolaanaya inay daabacdo baasaboorka EAC.
Sida ay horey u sameeyeen dalalka EAC, waxay Soomaaliya beddelaysa baasaboorka ay hadda adeegsadaan muwaadiniinta oo yeelanaya midab buluug ah , kaasoo dusha sare looga qoro East African Community, tusaale ahaan sida ka muuqata baasaboorka Uganda, balse ma cadda in si xaddidan iyo shuruudo lagu bixin doono ama sida dalalka kale dhammaan muwaadiniinta la siin doono si ay ugu fududaato isku socodka xorta ah ee dalalka EAC.
@suidefai I’m very interested this coin
But I have one question: since the day I invested in this coin, the market cap hasn’t changed until now. What’s wrong
Get ready! 🔥
Monday PUMP on $Jasmy!
Never sell til $Jasmy hit your targets!
🔥🔥🔥🔥🔥🔥
$Jasmy will kill one by one levels!
0.05
0.12
0.28
0.36
0.54
0.64
1
2
3
ATH 4$ 💥🚀🚀🚀🚀🚀🚀🚀
Remember your profit! Dont get wrong!
👀 Indhaha ku hay mashaariicdan sanadka 2025!
Sawirka wuxuu muujinayaa habka loo qaybiyo lacagaha dijitaalka ah, iyadoo lagu saleynayo darajooyin maalgashi sida:
Grayscale Trust
Coinbase 50 Index
World Liberty Financial
Made in USA
Ma leedahay lacag ka mid ah liiskan? 👇💭
My NEW Official Trump Meme is HERE! It’s time to celebrate everything we stand for: WINNING! Join my very special Trump Community. GET YOUR $TRUMP NOW. Go to https://t.co/GX3ZxT5xyq — Have Fun!