Major administrative changes in Somalia. Starting Sept 1, 2025, a National ID Card will be required for all passport applications. By Jan 1, 2026, it will be mandatory for domestic travel, aiming to strengthen national security and data integrity. #Somalia#Mogadishu#Government
Cali Saciid Fiqi ayaa Baydhabo ka furay Shirka Baniโaadannimada, wuxuuna ku baaqay in la yareeyo ku tiirsanaanta kaalmooyinka dibadda lana taageero mashaariicda horumarineed, gaar ahaan beeralayda.
#SoDMA#Soomaaliya
Garowe becomes the first Somali city to get a modern drainage system
Somalia's last major drainage system built by Italian colonialists in Mogadishu was destroyed and looted for parts by hordes in the 90s
Resulting floods claimed almost 20 lives in 2025
Somalia needs drainage
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa iskaashatooyinka deegaanka ayaa 3 ka tirsan Al-Shabaab ku dilay howlgal ka dhacay agagaarka magaalada Xarardheere, iyagoo sidoo kale gacanta ku dhigay hub lagu dhibaateynayay shacabka. #Soomaaliya#LaDagaalankaArgagixisada
Sugidda amniga iyo xasilloonida laga gaaray Soomaaliya tan iyo 2017 waxay keentay in in ka badan 40,000 oo qurbajoog ah ay dalkooda ku soo laabtaan ๐ธ๐ดโจ
#Soomaaliya#SooNoqoshadaQurbajoogta#AmniiyoXasillooni
Masha Allah more and more domestic airlines are taking off in Mogadishu. Itโs a clear sign of progress, opportunity, and a brighter future taking flight for Somalia ๐ธ๐ด.