@Darwiis03660637@M_Farmaajo Aanku su,aale dhiig qof muslima oo aan waxba galabsan raali galin ma lagu gudaa waa maya jawaabtu alle (sw) waxuu ina siiyay xeerka dilka oo ah qisaas ama mag labada midna lamay iman somalia markaa sidee lagu midoobayaa
iyagu (Gaalada) waxbay Qooleen
alle waynana Qorshebuu samaystay sidaasi oo kale Alle waa kan u wanaagsan inta wax Qorshaysa (SW)
Coronavirus waa ciqaabtii dadka muslimiinta ah ee china sida foosha xuna u galay
@jiijodaqere @AnalystSomalia1 SNM xaq ayay u dagaalamysay umad ayay xaqooda dhicinaysay maanta gobolada waqooyi ama somaliland nabada ay ku naaloonayso iyo hurumarka ay gaadhay iyagaa af iyo gacan ' mood iyo nafba u huree afkaaga Qadhmuun ka jeedi