welcme Allsomalia I ♤mama N paPa💋Halabur
jacaylka Anaa ba naday
Anaa Baab kiisa xidhay
Anaa ka banaan boxoo
Dib Danbe ugu beer nuglaanin
Haduu bilad ku la Ahaa
jacaylka Anaa ba naday
Anaa Baab kiisa xidhay
Anaa ka banaan boxoo
Dib Danbe ugu beer nuglaanin
Haduu bilad ku la Ahaa
Bax naano haduu Ahaa
Anuu buuq ila Ahaa
Badiisa Anaa ka baxay
by Hamda Ahmed