๐ Referee announced for 2026 #SuperCup!
We're pleased to share that Somali referee Omar Artan will officiate the highly anticipated match between PSG and Aston Villa in Salzburg.
Garsooraha Soomaaliyeed ee Cumar Cabdulqaadir Cumar Cartan oo ku guuleystay Abaal-marinta garsooraha ugu fiican qaaradda Africa 2025.
Hambalyo Cumar,waa guul kale uu Soomaaliya u soo hooyay.
Hambalyo ayaan leeyahay sxbkey Duqii hore ee Degmadda Gaalkacyo Xirsi Yusuf Bare oo Madaxweyne Dowladda Galmudug u magacaabay Wasiirka Beeraha iyo waraabka ee dowladda Galmudug