10-ka waddan ee qaarada Africa ee ugu qiimaha jaban shidaalka per litre. Liibiya ayaa ah dalka ugu qiimaha Jaban/yar shidaalka,guud ahaan qaarada Africa.⛽️
TRT Afrika
“14 sanadood ayaa la ogaaday in cudurka ka Fogaanayo dadka Qur’aanka aqriya,
Cuduro badan oo jirka kujirana meesha ay ka baxayaan Aqrinta qur’aanka aw-geed“
Dr.Shiine
Jumca Mubakar🕌📿
Xuquqda Muuqaalka: @Universil Tv
From Kampala To New York City🌆 | CAJIIB!
Taariikh aan horey loo arag ayaa ka dhacday New York City, Waa qofkii Muslimkii ahaa ee ugu horeeyay oo mayor ka noqda magaalada ganacsiga dunida, magaalada 1-aad ee USA.Zohran Mamdani oo ah muslim ka soo jeeda Hindiya kuna koray Uganda.
Madaxweynihii hore ee Faransiiska, Nicolas Sarkozy, ayaa noqday madaxweynihii ugu horreeyay ee Faransiis ah oo xabsi la dhigo, kaddib markii lagu xukumay shan sano oo xabsi ah, sababo la xiriira edeymo sheegaya inuu ololihiisa doorashada ee 2007 ku maalgeliyay lacag uu ka helay👇🏿
Maria Corina oo ah hogaamiyaha mucaaradka ee dalka Venezuela🇻🇪 ayaa ku guuleysatay biladda Nabadda Adduun ee sannadkan 2025. Maria waxey
si weyn ugu ololeysaa dimuqraadiyadeynta dalka Venezuela, Maria waxey taageero weyn ka haystaa dalalka galbeedka.