After 13 years of bachelorhood, I am now a married man 😂. I’m finally married to the love of my life @NawalKurshe, my love thank you for everything. Every part of our story has been amazing thus far, from the highs to the lows!. I’m proud to be married to you🤞🏾♥️ #Somalia.
Ka fogow shukaansiga xad ka baxa ah, ee maalin ba meel calanka la ga shito; sababta oo ah waa la gu qiimo beelaa habeen ba qof la cawaynta— haba samayn xidhiidh ilaa inta uu ku geliyo hammi guur.
Waan ku jecelahay sanad walba oo cusub waxa uu iila mid yahay maalintii ugu horaysay een ku arkay waxa ii kordha xiisaha iyo kalgacaylka aan kuu qabo, 🤎
Allaahu Akbar.
Salaada Furashada (صلاة الفتح) oo muddo 333 sano ka dib caawa laga tukaday Masjidul Aqsaa ee Falstiin.
Sawirkan ayaa lagu tilmaamay in uu muujinyo mid ka mid ah maalmihii ugu quruxda badnaa ee samaray Shacabka reer falastiin.
Alxamdulilaah Aabe wuu cafimade
Lkn waxa jiro muslimiin badan oo xanun san Ayagane an halmar an uduceyno in uu ilaahey cafimad taam ah siiyo inta cafimad qabto Allah ha usiyaadiyo inta xanunsan Allah ha cafiyo my friends Thanks All of you 😊🥰🙏