Wax badan oo aan la qeexi karin ayaa jira! Bal muuqaalayso ninkii dadka muqadasaadkooda gubi jiray si uu balaayiin dad ah ishooda iyo dareenkooda iskugu soo jeediyo amaba u kiciyo oo isagiina la gubay kadib markii la waayay cid u timaada meydkiisa?
@SuleimanElite Maxaad ku caayaysaa ma runtu sheegay, ma adigu wax ka sheegay alla maxaad edebdaro la waynatay nijas yahoow, hadu muuse raaci lahaa wad amaani lahayd.
Beesha Khaatumo iyo Ceerigaabo?
Magaalada gudaheeda,waxay ka yihiin 5% dhaqaale ahaan iyo Dad ahaan.
Deegaanka ugu dhow ee ay degaan,waa 30-km Magaalada.
SL Magaalada gudaheeda,waxay maamushaa 100%,Beesha Dhexe ee SL,waxay ka tahay Dhaqaale ahaan iyo Dad ahaan 50%.
Beesha Sanaag Bari,waxay ka tahay Magaalada Dhaqaale ahaan iyo Dad ahaan 30%,waxayse ku qanacsan yihiin Maamulka SL.
Ceerigaabo dagaal socon kara Maalmo oo heli kara gurmad,Saad iyo Caafimaad,waxaa ka ridi kara Beesha Isaaq iyo Beesha Warsangeli.
Beesha Khaatumo,xaalad way abuuri karaan kamase diriri karaan gudaha Ceerigaabo.
PL diyaar uma ahan in ay taageerto colaad Ceerigaabo laga huriyo.
Somalida kale ma taageerayaan Magaalo nabad ah in Dab la geliyo oo la mid mahan LC.
BC si cad ayay uga digaysaa colaad la abaabulo oo hadii la maqli waayo,waxay ku dhiiranaysaa go'aamo in ay soo saarto.
Dhan walba marka laga istaago Ceerigaabo SL lagulama tartami karo xukunkeeda mana noqon karto Magaalo Laba Qaybood ah sababaha aan soo sheegay awgood.
JQ.