Waan Guuleysanayaa Waayo Kama Baqo Guuldarada.📚🖊
Ogow Maalin Maalmaha Ka Mida ah Wax Kasta Oo Aad Samaynayso Si Aad u dhisto Mustaqbal Qurux badan Macno Ayey Samayn Doonaan.🌍
Kun baa nafta daba ordaaya,
Mid baan anna u kadeedmey.
Sidaana waxaa kalliifey,
Inaan keli ugu ahaado,
Kurbada dookhayga haysa.
#muhsinhassan
Dad-uhadal