@AbdullahiGuled@Qamarxaji11@BBCSomali @radiogarowe @Malaaqa252 @AbdikarinYAdan @voasomali @Cadnabotan5 @Abdirahman0299@awkombee Nin yahow, maxaad mar hore noogu sheegi wayday intaan, waxaas oo qarash ah galaynay. Waxaannu, heli lahayn mid aanu kusoo barano dalkii kuna soo aragno ehelkii....
@AbdullahiGuled@SomaliWeekFest@HannaAli BK sow ma uusan oggeyn, magaca lagu casumay inuu yahay Somaliya. Waxba yaynaan u cudar daarin , wuu ku talogalay inuu falkaas sameeyo ee yaynaan isku mashquulinin. Wabillahi towfiiq