Iyadoo ay Muqdisho wali ka sii socdaan tacadiyada joogtada ah iyo beegsiga bulshada danyarta ah kuwaas oo si loo barakiciyo laga adeejiyay ciidanka Qaranka.
Madaxwaynihii hore ee dalka Mudane Shariif Shiikh Axmed iyo inta badan xubnaha madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa galinkii dambe ee maanta waxay kulan ku yeesheen Magaaladda Muqdisho, waxayna madaxdu diirrada saareen jahawareerka siyaasadeed ee ka taagan dalka.
Dadka danyarta ah, gaar ahaan barakacayaashu waa kuwa ugu nugul dhibaatooyinka noocan oo kale ah, taasoo muujinaysa baahida loo qabo dowlad u heelan in ay u adeegto muwaadiniinta, si siman oo karti iyo hufnaan leh.
Himilo Qaran Party welcomes the joint statement of the Somalia's international partners over an inclusive national dialogue as per proposed by the FGS leadership.
Xisbiga Himilo Qaran wuxuu si adag u cambaareynayaa tallaabada sharci darrada ah ee Taliska Booliska Gobolka Banaadir uu ku xiray 4 suxufi oo ka tirsan muuqaal baahiyaha madax-bannaan ee Five Somali Tv.
A broad consultative meeting was convened in Mogadishu, bringing together political organizations, civil society groups, traditional Somali leaders, and representatives from various sectors of society.
Xisbiga Himilo Qaran wuxuu dareenka iyo xannuunka la qaybsanayaa dadka rayidka ah ee loola dhaqmay si ka baxsan bini'aadannimada, waxayna dowladdu ku guul-dareysatay inay dadkaas u sameyso dib u dejin.
Ciidamada kuwa Jubbaland horey u joogay iyo kuwa hadda la geeyey labaduba waxay ka tirsanyihiin dowladda Federaalka. In marka labadooda la isku diro oo xaalad dhiig ku daada karo la abuuro
Ummadaan Soomaaliyeed marka dowladnimo laga hadlayo waxaa asal u ah Dastuurka oo ah wax dadku ku heshiiyey oo ay ka arkeen danahooda iyo xalka dhibaatooyinka dhexdooda ka jira, si gaar ahna uga shaqeeya dowladnimadda iyo habka ay u shaqeyso.
Xisbiga Himilo Qaran wuxuu u hambalyeynayaa Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland mar kale u doortay Xilka Madaxweynaha Jubaland shanta sano ee soo socota.