LHambalyo Qaybta 26-aad ee Maamulka Waqooyi Bari
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa saraakiisha loo magacaabay Qaybta 26-aad ee Maamulka Waqooyi Bari.
Alle ha idiin fududeeyo xilka cusub, hana idinka dhigo kuwo si daacadnimo, karti iyo waddaniyad leh ugu adeega shacabka
๐ธ๐ดHambalyo 15-ka May โ Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyed & SYL
Maanta waa maalin qiimo weyn u leh shacabka Soomaaliyed gaar ahaan dhalinyarada 15-ka May waxay astaan u tahay geesinimadii midnimadii iyo wadaniyaddii dhalinyaradii SYL ee naftooda iyo maskaxdooda u huray
Caleema-saarka Maamulka Waqooyi Bari waa Farin cad Midnimada Soomaaliyeed lama jebin karo, duullaankana waa lagu fashiliyeyโ๐ฝ๐ธ๐ด
@waqooyibarri
๐ Hambalyo & Bogaadin
Waxaan si weyn u hambalyeynayaa goโaamada ka soo baxay Shirweynaha Dhammaystirka Geeddi Socodka Dawlad Goboleedka Sool, Sanaag & Cayn.
Ku biiritaanka Dawladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay ahay
#DowladGoboleed#Somalia#Qaranimo
Falasteen๐ต๐ธ๐โโ๏ธ๐ฉท
What is happening in Gaza is something that the world is ignoring
The people of Gaza will win, God willing
We will witness the victory of the people of Gaza
The people of Gaza are disappointed with their Muslim brother๐ฉ๐ฏ๐ฐ๐ผ๐ฏ๐ด๐ฒ๐ท๐ฒ๐พ๐ฑ๐ง๐ต๐ฐ๐ถ๐ฆ๐ธ๐ด๐ธ๐พ๐พ๐ช๐บ๐ฟ๐ธ๐ธ๐ธ๐ง๐ธ๐ฆ๐ธ๐ฌ๐ง๐ญ๐ง๐ฉ
#Qaza