Geel jire hadii uu geeliisa ka tago, oo geel kale raaco muxu korodhsanayaa saw hashaa magaceed uun maaha !
Ninka halkii hore ee uu joogayba wax ka qaban waayay, halka cusub ee la geeyo muxu ka qabanayaa ? Wali bundadihii lagama guurin!!!
Cabdi Qays wuxu yiri:-
Maskii qarada weynaa
Wuu qadhaabayayaaye
Qoratada markuu helay
Afka Quduro loo geli,
Markuu qaaday kala garay.
Inay laba qisaasood.
Qoortiisa sudhan tahay.
Qaad oo ma dhigi karo.
Qabay oo ma liqi karo.
Ha qaniinsanaaduun.
"Doqon dhib loo geystay ma garato, laakiin dhib loo sheegay bay garataa."
Micnaha: Waxay u baahan tahay in loo sharxo xitaa marka ay dhibaatadu hortaal.
Qofna yool buu eryanayaa, qofna qof buu eryanayaa all ready waaba la kala horeeyaa oo lakala badiyey.
Hebel wuxuu tiig-sanayaa meel aadan arkayn laakiin adigu waxaad tiig-sanaysaa hebel, si fiican u dhuux hadalka. Weligaa ma gaadhaysid dee that is!!
Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud and Prime Minister Hamza Abdi Barre have attended the inauguration of the first president of Somalia’s sixth Federal Member State, the newly recognised Northeastern State, in Las Anod.
Marka la joogo Somaliya waxaa jira kuwo badan oo masraxa magaca iyo mansabka weyn ku nool balse miisaanka gudaha ka madhan!! Waana dhibta weyn ee shil siyaasadeedka Somaliyeed!!