πΈπ΄ Somalia waxay ka qaybgalaysaa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay xilli Geeska Afrika iyo duniduba ay wajahayaan caqabado badan.
Suβaashu waxay tahay: Somalia maxay ka rabtaa bulshada caalamka, maxase Somalia ay iyadu u bahan tahay inay gudaha ka qabato?
#Somalia#UNGA81 #UN
Hambalyo πΈπ΄ Alle hakaa dhigo midkii ka duwanaada madaxda kale ee ku mintida qadiyada Soomaliyeed. Allla hakaa dhigo midkii Soomaali isnacday isku keena.