@FahadBinYasin Fahadow mid kalana ku dar nin asoo America iska joogo ra’isulwasaare laga dhigay lkn abaal uga dhigay in saqdhaxe uu weeraray iskuna dayay inuu dilo😂😂😂
@FahadBinYasin Soo dhawooow dulqaad bdna waa kaa rajeenenaa meeshaan qola waxay rabto kuu soo qoree waa buuxdaa, warbixandii aa soo qori jirtay ee kadin la laxameen jiray hadda kaddib adaa toos u soo qoraa.
@MrDuqa Ma ninkaananaa ka hadlaa waxaas cajiib, umul miyaa illaawsha dhawaa aa maqli jiray hadde NN maa xorriyat qof ka hadlaa hadde waa kooxdii aa naqaanay oo NN aheet subxaana ma khalaqaka xishood majiro maasoo na horboodaa hadde ogow waa raggii dad u laayay ka aragti duwanaasho
Aragtida ku qotanta ii tanaasul adoo lahubo in xittaa qabiilkaaga aysan codkooda kuwa siineen waa aragti liidato waana wax aa laga fakarin, macquul maahan qof han leh inuu hankiisa u jabiyo dartaa ayadoo aadan hubin kuwa kugu jufada ah inee ku siin doonaan codadkooda.