Murugada noocan oo kale ah waxay u baahan tahay tixgelin, xushmad, iyo xal raadin, ee ma aha in loo adeegsado ol’oleyaal ama magac raadis. Nolosha qofku waa shay qaali ah, lagamana dhigo aalad lagu kasbado sumcad. 2/2
In siyaasi uu ka faa’iideysto murugada qoysaska Soomaaliyeed ee ku waayay carruurtooda badaha Mediterranean-ka, isagoo adeegsanaya sawirka mid ka mid ah dhalinyarada geeriyootay si uu u kasbado dareenka dadweynaha ama taageero siyaasadeed, waa arrin aan habboonayn.
1/2
kahramanlar can verir yurdu korumak için, Askadaşım tümgeneral odowa @GenOsmail sana olan güvenim, yeteneklerni, komutanlığına olan inancım tamdır. Bu ülkenin bulunduğu Zor durumları atlatmasını elinden geleni yapacağını inanıyorum. Az kaldı düşmanların yok olması ve ordumuzun zaferi.
--
Halgamaayaashu naftooda ayay huraan si ay waddanka u badbaadiyaan. Saaxiibkay, S/Gaas. Gen. Odawa Yusuf Rage, kalsooni weyn ayaan ku qabaa hoggaamintaada iyo xirfaddaada ciidan, oo aan hubo inay Qaranka ka samatabixin doonto marxaladda lagu jiro. Maalma yar ayaa ka haray jabka cadowga iyo guusha Xoogga Dalka!
#Somalia #Turkey #Turkiye
Hambalyo maalinta 26 Juun Nasiib darro 64 sanno ka dib qofka Soomaaliga ahi ma haysto, dowladnimo baahidiisa ka jawaabaysa, xornimo iyo nolol leh caddaalad dhammaystiran, mana muuqato sidii uu u heli lahaa.
Alle maalmo kale oo dhaamma maanta ha nagu simo.