@ivar_x47@BurkaCaliburka Fartcoin wa coin ka ogu jeclahay ina labada dhinacba ugalo hadi long Ana short aan galayo waxyabaha kujecladay waxa waaye Trade kiisa in 8 hour ayaad natijada kuhele ogu yaraan mudo 1 sano aha Trade List gayga wuu kujira
@ivar_x47 Future ka waa meesha Kali ah waawaynka isku Arkaan qofka dhahayo lacag mataalo Waa mid kufashilmay oo Raba inu spot ka Ku nasiibsado hadi SL looso dhawadana uu invest ahaan coin ka isoga haysto
Real Traders Waa kuwa future lacagta kasameya π«‘