"Muuqaalka jireed ee aan leeyahay ee ay duruuftu keentay, waxay ii yeeshay weji duq ah iyo dabo harag ah. Darxumada oogada iga saaran qeyb anigaa iska leh, waana anigoon qadan doorkii nolosheydu iga rabtay oo ah in si kastoon ahay aan bilo nafteyda.#Murugo qoraa @MohamedHCirro
This is to say thank you to each and everyone of you, for the kind support and sympathy you have shown for me following the passing of my mum. Thank you for the visits, for writing, for the calls, texts, and DMs. My mum was the lynchpin of our family. She will be greatly missed.
"Ardayda ila midka ah waxa aan ku baraarujinayaa in ay sii xoojiyaan waxbarashadooda, waa aan ku faraxsanhay in aan ka mid ahay ardaydii sanadkaan kasoo muuqatay kaalimaha sare."
C/Raxmaan Maxamed Xalane ardaygii galay kaalinta 7-aad ee imtixaanka qaranka ee sanadkan.
#UFM2021
Hooyadu waa udub dhexaadka bulshada, waana wax wanaagsan in ay Soomaalidu garatay oo ay ku baraarugeen in ay hablaha wax baraan.
Waa aan u hambalyeenayaa una mahadcelinayaa bahda soo agaasintay bandhigga jaamacadaha Muqdisho."
Xildh.Faadumo Qamar.
#UFM2021#Somalia
The closing ceremony of the Mogadishu University Exhibition, which will be attended by a large number of people, includes two candidates for the presidency,
@Abdirahmanablal and @AAbdishakur
They will talk policies to promote education and job creation.
#Mogadishu#UFM2021