@Dheddig @hajiosman1096 @galkacyoonline Carruur kufsadayaasha Odayada kaliya maahan, ee waxaa jira dhalinyaro bahallo ah oo iyagana u baahan in la dabar gooyo.
@HamzaAbdiBarre Ummadda soomaaliyeed baa marka hore u baahan wax u qabasho, intaan Falastiin la gaarin. Bal taa xooga noo saara, Falastiin Allaa u maqane.
@WAbdulle Carruuruhu ma codeyn karaan, marka laga soo tago caqli waayeelnimada ku rakibanwiilkaan yar?. Dastuurkooduse da'dee baa ku qoran in qofku ku codeyn karo?.