@OGAA_NSHO Kud ka guur qanja u guur ahaa waxba faaido maleh xukun military ee hadee run sheegayaan xukunka shacabka ha u celiyaan
Xukun military iyo Dictatorship nimo waa musiibo kle oo ka weyn tii hore
@OGAA_NSHO Soo adigaba ma aaminsanid Af Carabiga waxna soo kuma qortid hadalkaada oo idil soo ayada uma badna maxaa farqi ah oo idiin dhexeeya marka kuwa wax ku qora English ka iyo adi oo Carabi aaminsan
Xitaa waxaa aaminsantahay in Af Soomaaliga loo roggo farta Carabiga
@OGAA_NSHO@AbdinasirSola Kista yar ee maanta Somaliya loo aqoonsanyahay ee maamuli la.dahay Somalida waxayna u kala qeybiyeen ilaa 6 maamul gobaleed qaarkood gooni u istaag raba sida Somaliland iyo Putland
Marka maxaa gaaraayo map kaan baaxadiisu weyntahay hadeenan maamulan karin kistaan yar