@ha_noolaato qoqdada ku haaysa ku madaaysa waligaa waligaaba war xanafleh ayaad lawreegtaa mar kaan arka wareeysigaaga waxaad iila egtahay ilmihii orfaha ahaa
Allah ha u naxariisto Abwaan Jaamac Kadiye Cilmi oo ku geeriyooday duqaynta waxoosh nimada ah ee ka dhacday magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.
Waxaan tacsi u dirayaa qoyskiisa, qaraabadiisa iyo dhammaan Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay.