Shirkaddu markasta oo ay ku dadaasho inay Suuqgeyn wanaagsan sameyso waa markasta oo ay iyadu isa sii baranayso,
Sidaa daraadeed markasta oo aad olole suuqgeyn ah sameynayso qorshaha ku darso inaad wixii talocelin ah ee kugu soo noqda aad si fiican u saxdo.
#business#startup