Wllhi way hadashay gabartaan yar waxay garanaysaa dhibka haysta in au dawlad kaliya ay ka saarin karto wayna niyad jabsantahay waxay aragtaa madaxda maanta joogta in aysan wax masuuliyad ah u hayan iyada iyo kuwa kale e somaliyed xasan si gaar ah ayay u la hadashay
Waxaa si gaar ah iisoo jiitay darawalka wada gaariga madaw gabadha wadada soo gashay sida ay isugu sigteen waxaad dareemaysaa in aysan jirin cabsi abni iyaga oo shaqadooda gudana hadana way la saayireen innata mana badbaadeen haday san garoowe ku nooley inantaas u dhimrinta shac
@xasbahle Meelkasta mid aan aragti iyo aqoon lahayn baa ku arkeysaa war hadii gabar la xirey ma dhibbaa haday qalad gashay waa in sharciga la mariyaa hadii lakena waa la sii dayn lahaaye ma fawdo iyo qas baa loo sameynayaa
Anigu waan ku jeclahay anigu waan ku hanbalyeeyaa jihanta abiy axmed bay qaybka tahay waxaa muuqata in uu abiy acmed geed gaaban iyo mid dheerba u fuulayo siduu u sugu dubaridi lahaa rabitaan kii iyo rabitaankii awoowayaashiis ololaha isku dubaridka uu wado waxaad ka dareemaysaa
@Nomadicvoice11 Wasiir goobaha caafimaad puntlan aad bay u hooseeyaa sida hisbitaalada mch iyo goobaha daawo keydiya ama lagu iibiyo waxaan ognahay hadii gaastariig qof ku dhaco in xamar iyo hargeysa lala aado maxaad la leedahay