Haddii aad u baahan tahay xog dheeri ah ama aad rabto talo ku saabsan doorashada takhasuska kugu habboon, waxaan kugu soo dhaweynaynaa xarunteena dhexe ee u dhow ๐๐ฌ๐ ๐จ๐ฒ๐ฌ๐ค๐ ๐๐ข๐ ๐๐๐๐ซ ama nagala soo xiriir lambarka: +๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ .
๐-๐๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ฒ๐จ
Maanta waa maalin aan ku xasuusanno halgankii lagu keenay xorriyadda iyo midnimada Soomaaliyeed.
๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ ๐๐ก๐๐ฆ๐ฆ๐๐๐ง ๐ฌ๐ก๐๐๐๐๐ค๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐, Ilaahay ha dhowro dalkeenna, ha xifdiyo midnimadeenna, hana barakeeyo mustaqbalkeena.
We extend our heartfelt #congratulations to the entire Islamic Ummah on the occasion of the Day of #Arafah. In particular, we encourage our #students to seize this blessed opportunity to engage in acts of goodness and extend support to those in need withinย ourย #community.