Villa somalia waa dhul qiyaastii 1km ama kayar square ahaan dalka na waa kumanaan km inta xortaa marka ha lagu heshiiyo,
Hal guri dartiis yaan dalka dhan loo
Dhibaateyn iyo dadkaba.
Ilahayow umadaada u gargaar suuqyadii magaloyinka masiibo ayaa daba dhigataye, bilo kahor ayeey aheyd marki suuqa weyn ee waaheen ee hargeysa uu basbeelay
Hadana waa isgoyskii benadir oo ah
Meel kamida meelaha ugu ganacsiga fiican marka laga tago suuqyada waweyn.
Waxaan xanuunka la dareemaya dadka Soomaaliyeed ee Caawa ku hanti waayay dabkii ka kacay isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho, ganacsatada Soomaaliyeed iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada, waxaan Alle uga baryayaa inuu wax khayr ugu bedelo.
@JustAwBulle@DahirMGelle I don't sure that Dahir gelle will be the next but ALLAH knows,on the other side it is possible. because SOMALIa there is no repeated president as we had seen before.