To my fellow citizens of the Republic of Somaliland, home & abroad, I extend my sincere greetings and appreciation, and convey my best wishes for enduring peace, stability, and prosperity.
This is a historic moment as we warmly welcome @netanyahu the Prime Minister of the State of Israel’s recognition of the Republic of Somaliland and affirm Somaliland’s readiness to join the Abraham Accords. This step marks the beginning of a strategic partnership that advances mutual interests, strengthens regional peace and security, and delivers shared benefits to all stakeholders, without prejudice to any party.
Waa wax aad looga xumaado dagaalka macno-darrada ah, ee laascaanood ku dhexmaraya, garaaddo iyo kornayllo aan is dhaamin. Waxa ugu badan ee dagaalkaas ku halligmayaa waa dhallinyaradii ahayd mustaqbalka ummadda oo si qaldan looga faa'idaysanayo.
Caqliga iyo garaadku ha shaqeyo .
Marar badan siyaasiyiin ka arradan fahamka diinta iyo dhaqanka suubban una adeegaya dano shisheeye,waxa ay fursad siiyaan dooddana u saxaan kooxaha khawaarijta ah si ay usii siyaadiyaan bannaysiga sabab la'aanta ah ee daadinta dhiigga shacabka,madaxda iyo haldoorka somaaliyed.
Allah ha u naxariisto qabrigana ha u nuuro dhammaan muwaadiniintii soomaaliyeed ee ku geeryootay qaraxyadii maantay ka dhacay caasimadda muqdisho, kuwaas oo kooxda argagixisada #Shabaab ku gumaadday iyaga oo aan waxba galabsan.
Run ahaantii waa geeri xanuun badan,allah ha u naxariisto taliye Farhan oo maanta qarax miino ku shahiiday. Waxa uu waqtigiisii dhallinyaranimo u hibeeyay difaaca qaranka soomaaliyeed.
Maalin aan fogayn waa la dabar goyn doonaa khawaarijta Shabaab.
Waxa aan bogaadinayaa hawlgallada military ee ay hoggaaminayaan CXD iyo dadka deegaanka, ee lagu cidhib tirayo khawaarijta Shabaab ee xasuuqa iyo boobka ku haya bulshada somaaliyeed.
CXD somaaliyeed 5tii sanno ee lasoo dhaafay waxa lagu sameeyay qalabayn iyo tayayn heer-sare ah.
HAMBALYO dhammaan ardayda qalin jabinaysa,si gaar ah HAMBALYO asxaabta qiimaha badan ee maanta soo afmeeray hayaan waxbarasho oo waayihiisa iyo duruuftiisa lahaa,
Waxa aan idiin rajaynayaa guul iyo mustaqbal ifaya.
HAMBALYO Mar Kale Dhammaantiin.
Allah ha u naxariisto qabrigana ha u nuuro macallinkii, mufakirkii,suugaan yahankii, haldoorkii iyo dhaqan yaqaankii weynaa ee Mohamed Ibrahim Warsame hadraawi oo maanta ku geeryooday caasimadda hargeisa, run ahaantii tiir weyn ayaa ka baxay bulshada soomaaliyeed.
#Nabadkuled