alle ayaa aduunka abuuray allah mooyee alle kale ma jiro waxa aan ahay Muslim waxa aan ku faanayaa diinteyda nebi maxamed oo carab qureysh ahina wa rasuulkeyga
Ma kula tahay hadii aad bisad qol ku soo xidhato damacadona inaad qabato ama disho inaad ka guuleysneyso sidaas si la mid ah waxa ah manta falstiin dad aan gargaar ciidan hub cunto iyo waxana haysan hadfkiisa qudha ee uu leyahy ay tahy in uu ku dilo lagama yabo iney ka guleystan.
Qof kasta oo soomaali Muslim ah waxa aan kula talinyaa in uu afkiisa ku difaaco kuna jihaado qalabda xiqdi iyo nacayb faro badan ugu hayo reer galbeedka iyo waxa ay wataanba duco iyo garab istaagna loo fidiyo wllheen falastiin comment kasta loogu qoro hadalo dhirigelin ah.
Alhamdulillah to Allah, who is grateful for everything that happens to us, Allah has written it. We are not hypocrites and we do not know what we are dealing with my brothers, by God the Palestinians will defeat their enemies and our enemies
@OGAA_NSHO Ma jirto wax xaquuq ah gaalna xaquuq ma yaqaaan alle ayaa weyn wax kata oo nagu dhaca alle ayaan ugu mahadnaqeynaa reer qasa iyo fasltiin oo dhana alle ayan u weydiineynaa in uu dhibka ka qaado
Aad baad u mahdsan tahy wll omar jihaadka afka ah ee ad ku jirto