Buugga cusub ee KIRIBTO waxa uu u muuqdaa inuu noqon doono isbeddel dhab ah oo ka dhaca fahamka cryptocurrency-ga ee bulshada Soomaaliyeed. Kana duwanaan doono kuwo buug lagu sheegay balse ku tiirsanaa "google translation", qoraagan cusub waxa uu ballan qaadayaa cilmi, tixraac iyo tusaale togan leh oo ku soo wajahan bulshada Soomaalida ah.
You can count me in for the pre-orders!
Asxaabta qiimaha iyo qaayaha leh... Waan idin salaamay
Waxaan si kalgacal leh idin ogaysiinayaa arin aad muddo dheer ku taami jiray... Arin aan wakhti, maal, dadaal, baadhitaan, naf-hurnimo badan igaga baxday... Arin aan u arko inay dhalinyaro badan indhaha u furi doonto... Arin aan rajaynayo inay miradhal wacan iyo saamayn togan ku yeelato bulshada SOOMAALIYEED, meel kastoo ay joogaanba.
📚 Kiribto: Kacdoonka Qarniga 21-aad”
Buuggan ma ahan qoraal la xar-xariiqay, ama qoraal ChatGPT laga soo min-guuriyay, ee waa buug aan ku fara-yaraystey, waa buug aan waayo-aragnimo badan oo kor u dhaafaysa sanado ku soo koobay, waa buug ay diyaarinteedu qaadatay sanado.
Waxaan rumeysanahay in il aqooneed u noqon doonto ganacsatada, dhalinyarada, iyo qof kasta oo raba inuu fahmo dhaqaalaha cusub ee #kiribto.
Wakhti xaadirkan buugu daabacaadda ayuu ku maqan yahay, waxaana ku rajo waynahay inuu na soo gaadhi doono dhawaan.
Hadii aad rabto inaad ka mid noqoto akhristayaasha ugu horreeya ee gacanta ku dhiga dhiganahan, fadlan hore iskaga diiwaan gali, oo nuqulkaaga sii Pre-oder garayso, ama sii iibso.
Sii Order garayso nuqulkaaga, oo ka faa'idayso qiimo-dhimista uu ku jiro, oo aan dib oo danbaysa loogu noqon doonin, waayo dalabka hore way xaddidan yihiin, wayna kooban yihiin.
Website https://t.co/tHZpS54Xdz
whatsapp +252 905 582 875 https://t.co/hgLDC0JlaM
#Kiribto_Kacdoonka_Qarniga_21-aad — waa dhigane cusub oo kuu iftiimanaya dunida Kiribtada iyo Blockchain-ka.
@RAbdiAnalyst Absolutely, Sujui-nimada ayaaba wax kale ah. Hadaan Suji la heli lahayn yey Somalida kale ee maanta Kenya ku landheeysa ku hiran lahayd? Aad baad ugu mahadsantahay sida Somalinimada leh ee ad oga falcelisay gabadhaas baahideeda.
@Booskapro Abdiqani hadiibo China labour raqis ah hayo Maraykanka hada iyo kadambe uu ababulaayo Robots iyo AI waa goorma? Guusha dagaalkan uu ka gaari karo
History doesn’t repeat, but it rhymes!
In 2020, the Covid crash created a new wave of millionaires for those who bought the dip.
Now in 2025, the Trump–China tariffs crash might be setting up the same opportunity again.
📉 Fear creates the dip.
💰 Patience creates the millionaire.
#MarketCycles #InvestSmart #BuyTheDip #Crypto #Stocks
The market is bleeding hard 💀
Almost every altcoin is deep in red, major washout across the board.
Remember: volatility is where opportunities are born.
#CryptoCrash#Altcoins#MarketUpdate
That’s one of the biggest wipeouts we’ve seen in a while showing just how brutal leverage trading can be.
What we can learn:
The market doesn’t care about your bias. Overleveraging = liquidation. Always use risk management, set stop losses, and remember, surviving in this game is more important than being “right.”
#Crypto #Liquidation #Trading #RiskManagement #Bitcoin
@ahmednasirlaw@HassanSMohamud Well said. Education and public land are the backbone of a nation, if those are being grabbed, no language policy can save our future. Priorities matter.
@MaxamedCrypto The Crypto Show is about to level up the game. Love the live chart analysis & trade breakdowns, pure alpha!
I’ve got my spot locked in. I always prioritize lower volatility. Next episode Let it be either of these #BTC and #Sol Let’s go!