Baahida ugu badan ee Soomaaliya maanta waa dhismaha Maskaxda Dadka, si loohelo Shacab maskaxdiisa xor u ah.Ilaashado midnimadiisa, Qaranimadiisa, is ixtiraamo, Danta guud ka hormariyo danta Qofleeyahay.
Waxa Caalamka maanta kasocdo, ee wadamo dhisan la burburinayo, kuwo kalana loogu janjabayo in la qabsado, Ninka Qabiil Qaranimo u arko, waa Nin Caalamkale Kunool.
Qoomkii Nabi Shucayb (CS) ee Reer madyan ee Beega iyo kiilada Dadka ku qiyaami jiray, Firkoodii wali waa joogaan waa kuwaan Hilibka biyo kabuuxinayo, si ay Kiilada kulayskeeda u khiyaamaan.