Waxaan si mug leh ugu mahad celinayaa Sh Shibli oo si aad u sarraysa iigu soo dhoweeyay Nairobi. Booqashadii uu iigu yimi hotelka markaan magaalada imi & maanta oo aan khudbaddii Jimcaha ka jeediyay masjidka Al Hidaaya oo la iigu daray qada sharaf & asxaab uu i baray. Allaha ku sharfo sheykhii.
Previous govt took a neutral stance on Ethio- Egypt scandal, HSM took sides. First blunder,
Somalia had friends & foes; Eritrea, Turkey & Qatar!
UAE??? I haven’t mention the D.
Where are the friends? Who remembers rhetorics?
Lasanod?
The root of the problem is HSM.
Guys, what’s the point of 🇪🇹 leaders hunt. I'm back to my usual job—hunting the corrupted President of Somalia. Before we worry about other countries, we have to ask ourselves who is behind all this madness, and it's clear to all of you what HSM and his team are playing with.
1. Looting of governments lands in Mogadishu has reached a maximum of 100% since Hassan Sheikh came to power.
2. We all saw the lame and weak interview he made on National TV last night.
3. Ethiopian ambassador is still in Somalia.
4. The MOU was signed by Hassan Sheikh Mahammud; he gave the green light to Muse, playing a saving-face game.
5. The constitution he amended for himself today, like a dictator, clearly shows his intention that he's not looking for a Somalia that moves forward.
Hassan Sheikh's wife is now behaving like immigration authorities. I don't understand what "Gaaran waa" means; it seems like she's speaking negatively about people. In her statement, she mentioned, "No matter who the non-Somalis are, they will eventually reveal themselves." Is this a threat or something else?
Walalow Ahmed Madobe saad doonto u qaado lkn Magaca Sayidka noo dhaaf, mar hadan walidki ula bixin, wa u ekaysin nin anu garanayno, taasina wa deelqaaf.
Mahadsanid.
@AliYareAli Markad wax kale uwayday miyaad cibado alle kuleyahay kaga been abuuratay?
Ali Yare haduu nidamka jira ka dheereyay yaan lagu mashquulin ee talo ha laga qaato.
Maalin waa Fahad Garaad oo mar waa hebelkaa Garaad oo habeen waaba Farmaajo Garaad. Kolkaasa dad lagu caayayaa xaafad kale ayaad joogta.
@TerraAbdirizak Brother Accountkan in Muuse iyo Hassan Sheikh laga caayo ayaa laysku ogaa ee hadda ma anigii wax ku qori jiray baa layga buufinayaa inta Password kii layga bedeshay.😂
Car abtirso.
@Husseinjama2021 Dawladii Nabad Iyo Nolol maxay SSC u qabatay? Dadkan Waxaa ku jira dad badan Oo xadaariyiin ah, waxkastana in la iska soo qoro waxay cay iyo gef ku tahay Reer SSC. Hala kala xishoodo ayaanu leenahay.
@EGaraad_ Ninkan NN ayaa soo shaac saartay,
In bilow mushahar loo qoray wan ogayn isaga iyo weriye yaal badan oo kale
Mushaharkisa ha qaato, cido doono ha amaano, lkn wa liidnimo inuu Xabibul Malayin kusoo turun turoodo.
Fashilka tagan mid aflagadada MAF ku hadhaya maha, wa bilow.
Ciidanka Qalanka Somaliyed gumad iyo hubka dhigis ayaa ku socota.
Cida ka danbaysa way muuqata kor iyo hoosba wa loosheegay.
Cidi ay qusaysayna wa iska dhegatiraysa.
Mahad Salad iyo Wasir Tiktok, HSM ma la ogyahay waxay wadaan?
#BreakingNews#Ethiopian National media says the #Ethiopian National Defence Forces have killed top commander Fuad Shangule of #alShabaab.
It looks like #Ethiopia is joining their sisterly neighbour #Somaliland against the Terrorist militia who are desperately trying to destroy the Horn.