@Mustafe_M_Omer Mashruuc koronto oo cadceeda ku shaqeeya oo Boqolmayo laga furay deegaanka Liibaan & Isbitaalka Ley ee deegaanka Daawa. 6dii sano ee la soo dhaafay, 81 magaalo ayaa helay koronto 24 saac ah, halka # isbitaallada ay korortay 100% (9 ilaa 18), iyadoo