Somalinimo iyo wax wanagsan sheeg ba halkaas la gashay! dhulkayaga Waxa la qabsaday 1927 qabsashada dhulkeenuna wax ku xiran daraawish jabtay ma ahayne waxay ahayd Talyaniga oo Fashiste qabsaday, little google research ayaa intaas ka heli karta
Taariikhdayadu wa qorantahay.
@khadiryare “Soo muu sababsan diidmadii ahayd in ingiriisku kaga duulo darwiish hobyo oo taas looma xirin ka dibna cali looma keenin?” Waxan ku iri waxa lugu eedeyay inu hubka isagu siin jiray daraawishta micno weyn bay samaynaysa hadaad intaas ogaato.
@khadiryare Suldaan Yusuf Ali Keenadiid Wakhtiga laxiray wa mar dambe taariikhda wa isaga ka dhex yacsantahay, eedi loo xirayna way ahayd inu Daraawishta hubka ugu badan isagu access u siinayay. Session taariikh ah inaa ku siiyo weeye garaad 🤣
@khadiryare Wanku bilaabay odaygu Adeerkey ah wax wanagsan sheeg un bay ka aheed, Boqortooyadu treaty wa kala dhexeeyay 1914 la saxiixay, Talyanigu dhul majeerteen waxu ka joogay Tohen oo manarad ka dhistay. Darawish talyaani colaadba kalama dhaxayn infact gacan saar ba ka dhexeeyay.
@DrMohamedMo20 Cajiib waxa ah boqortooyadaasi waxay goysay iyo waxay gashayba inay qorantahay, Horgalnimona luguma xamanayn, hadiba Anba ku raaco inay horgal ahayd yay horgal ka ahayd taasa sualee? Bal taarikhda lakaalay maalin u Sayidku Talyanigi la diriray wa hal maalin! Eber ba tahay ileen.
@khadiryare@AbdirashidYJ Somalia federalaynteedu dadka qaar way u arki karaan “Federal ku qabiilaystayaal” waayo federalka waxanba ka qaadanay Xamar inan geedi u noqono iyado dhexda ool haduu sidaas ulajeedo wa runtii Political correctness uma baahna ilaah ba runta jecel 😁
@khadiryare@AbdirashidYJ Hadi uu ubahanyahay inu qof ogaado ujeedada qoraalkan in Puntland tahay hade qofkaas dhakhtar bu rabaa si dagdaga 😂
Uma bahna inu dhaho Puntland sxbkeey lkn waxan iri war bal qoraalku wa dheeryahaye hees kaso dhig hobolada waabari udhiib 😁😁
Madaxweyne Dani wa ku khasbanyahay inuu lugta wax mariyo dowladnimadana ka shaqaysiiyo, Labo dowlad hal meel kama wada talin karaan.
Hadiise uu ku guul daraysto madaxtooyada ha isaga soo baxo.
Wabilaahi towfiiq.
Official Statement: Somalia’s Ministry of Foreign Affairs categorically denies false reports alleging the expulsion of the UAE Ambassador in Somalia. We urge media and the public to rely on official sources and reject misinformation that undermines diplomatic relations.