Qofka hadu hunguri wenyahay wxay la mid tahay in uu iimaankisuna nusqaan yahay ama uu yar yahay
Sidoo kale waxa ka yarada caqliga
Xishoodka,garashada, iyo ixtiraamka
Waxa kaluu u dhawada in uu noqdo midcaasiya
Qal qalooca dunidan
Qeebaha dadkeediyo
Hadan qeexo uunkan
Qiso haday ku so marin
Qaraarkeedu dacar yahy
Qaan gaar matihidoo
Mid qaraar ka gali kara
Qiimeynayta qeeyrkii
Kolba hadii un dhimaasho tahay iyo guul laan u dhexeysa Ilma Abdullahi iyo dowlada mxa ku jaban in la heshiiyo si dhibato iyo dhimashaba loo baajiyo wadankana wada nabad lagu dabaalo
Wn necbahay marka gabar ooyso wayo wa hooyo wa walal waa xaas wa ilmahaga
Kufsiga wa xad gudub aad u weyn ninka sameeyana uu mudan yahay in loo ciqaabo ayadoo loo marayo shareecadeena suuban
Sida awooda leh iyo kalsoonida aad ilaah ku qabto wa in aad miis coffee aad ku cabeeso ku wedisata, adoo og in uu kaaga dhowyahay حبل الوريد ka يا ودود