I like to send my congratulation to Galmudug state President Ahmed Abdi Kaire @MrQoorqoor for his commitment and the effort he made to solve the political differences with peaceful meaning.
I also thank to Ahmed Xaaf for his compromise to bring this united Galmudug.
#Galmudug
Waxaan kulan la qaatay qaar ka tirsan Dhalinyarada deegaanada Galmudug waxaana kawada hadalnay sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen horumarka iyo dib-u-dhiskiisa deegaanada.
Waxaan kula dardaarmay in ay la shaqeeyaan Maamulka si loo gaaro horumar iyo barwaaqo.
Waxaan kulan gaar ah la yeeshey hoggaanada kala duwan ee Ciidamada Amniga DG Galmudug.
Waxaan uga mahadceliyey taliyeyaasha sida xilkasnimada leh ee ay u guteen waajibaadkooda amni.
Waxaana ku dhiiragaliyey in ay sii dardargeliyaan sugitaanka amniga deegaanada DG Galmudug.
Three Somali ambassadors representing three different countries met in Kuwait.
Somali ambassador to Kuwait Abdillahi Mohamed Odowa, accompanied by Ethiopian ambassador to Kuwait, Abdifatah Hassan, welcomed Kenya's new ambassador to Kuwait, Halima Abdille Mohamud. 👌👌
#Somalia
Congratulations Mowlid Ali Duqow, you show that disability can't disable your deams. You deserve to be here and wish you success to your next step.
Congrats once again 🎓🎁💐🏆🏅
#ClassOf2019#SIUGrad2019#Somalia