Shiinaha ayaa isticmaalaya robotyo ku shaqeeya tamarta qorraxda ayaa geedo ku beeraya meelaha lama degaannada ah, waa mashruuc ay dowladda shiinaha ugu talagashay dib u cagaareynta lama degaannada
PhD,haddii aadan go’aan uga gaari karin dalkaaga, maxay Soomaali u taraysaa kursi uu ku fadhiyo nin 70 jir ah oo amar ka qaata 40 jir aan Soomaali ahayn?
Isbeddelka ku yimid khilaafka shisheeye - iyo awoodda madaxweynuhu ku leeyahay xisbiga Jamhuuriga - ayaa u oggolaaday Aqalka Cad inuu ku sii socdo ajende aan la xakamayn oo dibadda ah.