#وزارة_الدفاع_الأفغانية تعرض الأسلحة الثقيلة والخفيفة التي ضبطتها عقب إحباطها لمحاولة تسلل #لميليشيات_باكستانية الداعشية ـ المدعومة من جیش باکستان ـ وأسرها،
والتي حاولت التوغل في أراضي #أفغانستان لتنفيذ أعمال تخريبية وزعزعة الأمن، بدعم من الجيش الباكستاني.
Muuqaallo cusub oo laga soo duubay magaalada Rawalakot ayaa si cad u muujinaya ciidamada milatariga Pakistan oo rasaas ku furaya shacabka Kashmiir.
Ilaa hadda, laba qof ayaa la sheegay inay dhinteen.
Ma ahan markii ugu
Horeysey dhakhanka nocaan ah
https://t.co/SNUDVtzlyh
Bayaan ka soo baxay Imaaraadka Islaamiga ah ee Afgaanistaan:
“Weerarkii lagu qaaday dadkii ka soo galay Nooristaan dhulka Pakistan, waxaa lagu dilay 28 qof, waxaana la qabtay 32 kale. Dadkaas dambiilayaasha ah waxaa ka mid ahaa Khawaarijta
https://t.co/SNUDVtzlyh
Gaarisa.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey maanta kamiin u dhigeen kolanyo Saliibiyiinta Kenya ah oo ku socdaalayay duleedka degmada Haluuqa ee ka tirsan gobalka Gaarisa ee ku hoos jira gumeysiga Saliibiyadda Kenya.
👇👇👇
https://t.co/SNUDVtzlyh