Culumo wakhtigoodii iyo cimrigoodii ku bixiyay Umadda inay wax baraan. Umaddana kaga digay halista urur diimeedyada ey ku leeyihiin dalka iyo diinta, gacnahoodana ka laabtay dagaal ka dhaxeeya labo Muslim. Waa lagu caayay, waana lagu dhibaateeyay. Allaha xifdiyo Culumadeena
Waa Misaajidka Xaramka - Makka
Waa fariin ina tusinaysa tarbiyada Caruurta & muhiimadda ay leedahay & in masuuliyadda iyo Da'du aanay isku xidhnayn .
Usaamah ibnu Sayd - Alle Raalli Haa ka Noqdee - Markii Rasuulku ο·Ί ciidanka hogaamiyaha uga dhigay 20 jir muu gaadhin...
Miyaba lagu jira waqti xaflado iyo debaaldegyo lagalo dalka iyo dadkuba xaalad abaared bay kujiraan lacagta lagu bixinayo xafladaha walhi waxa ka qiimo badnaanlahayd iyagoo qoys reer miya biyo ugu geeya ILLAHAY ha garnsiyo
Waa kuwa Dadkii Umadan Xilka u yahayna sidaa u dhaqmaya
2 sawir waxay si cad u muujinayan 2 xaaladood Io aad u kala duwan.
Mid waxaa ka muuqda fawdo & buuq Baarlamaanka Somaaliya ka jira
Midka kalena Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo xadhigga ka jaraya kaabayaal cusub oo lagu kordhiyay Ciidanka Qaranka JSL