@OGAA_NSHO Kuwa la soo taagan anaga carab manihin ee waxy nu nahay somali carab caabud iyo waxii la kid ah
Dastuur qurun ah oo laga so minguuriyey reerbgalbeed ba way u hogaansameen waa lagu xukumaa raali ayay ku yihin maxaa u diiday qof walaal kood ah oo Muslim ah
Dagaalka soomaaliya ka socdo laga soo bilaabo 18/2/2006 ilaa iyo hadda , kumanaanka ciidamada shisheeye gaalada madow iyo kuwa cad , hogaamiye kooxeedka naaska shisheeye nuugo , hay'adaha gumaysiga qaramada midoobey , ergada shisheeye ee wax u meeriyo kuwa magaca soomaaliyeed xaaraanta ku cuno waa qorshay la dajiyay mar hore .