مسند: مركز شرعي على منهج أهل الحديث باللغة الصومالية هدفه
نشر العلوم الشرعية
ربط المسلم بالله وبكتابه وسنة رسوله
نشر آثار أئمة السلف (أهل الحديث) وتدريس كتبهم
مسند: مركز شرعي على منهج أهل الحديث يهدف إلى نشر آثار السلف باللغة بالصومالية
📍 Kuxirnow oo kalasoco مركز مسند 👇👇
https://t.co/X1WV8I1Cfx
https://t.co/O8Oo8wTTRQ
https://t.co/boRWeCZL0C
https://t.co/UUC691oawT
كان #عبدالله_بن_عباس رضي الله عنهما يكبر :
Wuxuu uhaa #Cabdullahi_bin_Cabaas Allaha karaalinoqdee mid takbiirta (oo dhaha)
الله أكبر كبيراً
الله أكبر كبيراً
اللَّهُ أَكْبَرُ وَأَجَلُّ
اللَّهُ أَكْبَرُ وَلِلَّهِ الْحَمْدُ
📖 مصنف ابن أبي شيبة
❁❁ تقبل الله منا ومنكم ❁❁
قال الإمام #الشافعي
Wuxuu yiri imaamu #Shaafici
للمسلمين الأعاجم [ الذين لا يتكلمون بالعربية ]
Asagoo lahadlaya muslimiinta cajamta ah [ee aan carabiga aan ku hadlin]
قال #عطاء_بن_أبي_رباح :
Wuxuu yiri #Cadaa_bin_Abii_Rabaax
إذا أذن الإمام الأوّل
Hadii uu adimo imaamku (mu'adinku) adinka hore maalinka jimcaha
فإنه يحرم الصناعات كلها
Waxaa xaaraan ah farsamooyin oo dhan (inlaga shaqaysto) saacadaas
قال #عبد_الله_بن_عباس
Wuxuu yiri #Abdullahi_bin_Cabaas
من ترك أربع جمع متواليات
Qofkii salaada kataga afar asbuuuc oo iskuxigta
من غير عذر
Cududaar la'aan
فقد نبذ الإسلام وراء ظهره
Waxa uu katuuray qofkaasi islaamka dhabarkiisa (oo waa uukabaxay islaamka)
السنة للخلال [١٥٩٨]
قال العوام بن حوشب : قلت لـ #مجاهد :
Wuxuu yiri Cawaam bin Xawshab: waxaan ku iri #Mujaahid:
يدعوني والدي وتقام الصلاة ؟
Waxaa ii yeeraya waalidkay salaadana waa la'aqimayaa (marka keen aadaa)?
قال أجب والدك
Wuxuu ku yiri ajiib waalidkaa oo lahadal
قال الإمام #عمر_بن_عبدالعزيز :
Wuxuu yiri Al-imaam #Cumar_bin_Abdulcaziiz :
إن الله تبارك وتعالى لا يعذب العامة بذنب الخاصة
Ilaahay nasahnaayee oo sareeyee umacadaabo dadka oodhan dambi dad khaas ah ay galeen.