U.S airstrikes in Lower Juba region southern Somalia reportedly killed 12 civilians from Bedouins clans: 8 children (incl. 7-month-old), 3 women, 1 elder. The elder in the video claims "No al-Shabaab in the area, it was a massacre, the bombardment targeting civilians"
🇩🇪 German official: “The number of Chinese people living here […] is 4 times higher than the German community.”
🇳🇦 Namibia’s president: “Why does it become your problem? […] We will handle our own country.”
@SuleimanHashi Aniga midda i dhibaysaa, waa in dadka qurbaha jooga ay lacag u diraan mid 30 jira oo ma shaqeeste ah oo hooyadiis gurigeeda ka soo kaca, waxna qaban. Qofku haduusan arday aheen oo wax baranayn centes xitaa yaa loo dirin baan qabaa. Alla waa abtigay wa aderkey, maye wa abootadaa.
@JibrilQoobey Horta waan bogaadinayaa wadooyinka laga hirgeliyey Garowe, Lkn si walba ay u qurxoonaadaan hadii aysan lahayn nidaam u dhisan oo laga fakaray boqolaal sano inay sii jiraan wadooyinkaan, waxa la sameeyye 5 bilood bay ku baaba'ayaan.
@OGAA_NSHO Waxaanu waa senaryo ama buug waa hore la qoray oo hadda fulintiisu socoto, waxaan mashruuc la dagay weeye. Kan faalladayda akhrisanayow Soomaaliyana way ku so socota yeel ama diid.
@SASheikh14 Meel walba joog, qabiilkaa tahay ahow, muuqaaga iyo wajigaaga wuxuu ka tarjumayaa Soomaalinimo, dad badan baa u baahan in lagu dhaho sidaan, si ayu gartaan meeshay ka soo jeedaan.
@AhmedMoFiqi Sawirada wax kalay na tusayaan anaga. Kalaa sarayn baynu u jeednaa. Mararka qaarkood sawir marka galayso wâx yaalo badan baa laga foojignaada marka tahay madaxweyne ama qof ma talaya waddan.
@AhmedMoFiqi Ceeb tanaa nagu filan. Wa wax laga xumaado in madaxdeenu soo qaataan dad kale oraahyo ay dhaheen halka ay so qaadan la haayeen dad waddankeena u dhasheen. Tani Adduunka hortooda ayay nagu ceebeenaysaa. Tanina sawir khaldan ayay ka bixinaysaa dalkeena.