Marag is a neutral and independent monthly magazine by a consortium of Somali media and research centers | Focus on social issues, unemployment, and security.
Cadadka 19-aad ee Majaladda Marag waxa uu akhristayaasha u soo bandhigayaa qormooyin iyo taxanayaal xiiso leh oo falanqaynaya arrimo muhiim u ah bulshada, dowladnimada, amniga iyo horumarka.
Halkaan kala soo dag
https://t.co/8tI7jRZ8Yv
TAYADA MISE TIRADA? Qiimeyn ku saabsan Maalgashiga Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Shaqaalaysiinta Dhallinyarada Qalin-jabisay
Qalinkii: Mohamed Abdiwahid Mohamed
https://t.co/VctgeqeSuT
SOOMAALIYA JAMHUURIYADDA SADDEXAAD MA LA BADBAADIN KARAA, MISE WAXAY U BAAHAN TAHAY JAMHUURIYAD AFRAAD?
Qalinkii: @AbdullahiHamud
https://t.co/0raZhrvcEe