Aayadan waxay tusaale inooga dhigaysaa dadkii wanaagsanaa ee hore ay ahaayeen kuwo hurdo yar habeenkii seexda si ay waqti u siiyaan cibaadada iyo xuska Eebbe.
An ku dadaalno waxa na anfacaayo aduun iyo Akhiro
Todobaadkan su’aasha jimcaha ee Twitter-ka, waxaa guuleystay afartaan qof. Natiijada isku mid bey ka ahaayeen laakin waqtiga ayaa lagu kala hormaray. Todobaad kasta su’aasha jimcaha kala soco barteenna Twitter-ka, kana mid noqo dadka hela abaal marinnada kala duwan ee aan bixinno