We have to join hands, share development opportunities, rise above challenges and make unremitting effort to build a harmonious world of enduring peace and common prosperity.
We need this time to unite as one and work together for mutual benefit and win-win progress like passengers in the same boat.
This is the only way leading to common prosperity.
16-kii Xildhibaan ee lagu doortay Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ayaa galabta la dhaariyay Waxaana goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha KM ee BFS Mudane Amb. Cabdisalaan Axmed Dhabanacad & Xoghahaya Guud ee BFS Md. Cabdikariim Cabdi Buux. Waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa Guddiga FEIT.
waxaan u mahad celinayaa dhammaan Xubnaha Guddiga hirgelinta Doorashooyinka ee Heer Federal 2020-2021 oo maanta ii doortay hogaanka labaad ee gudoonka Guddiga.
إنا لله وإنا اليه راجعون
انتقل إلى رحمة الله تعالى أستاذي الدكتور قربة نميري جموع الذي درّسني في مرحلة البكالوريوس مادة القانون الدستوري والنظم السياسية في جامعة افريقيا العالمية، وممتحن الداخلي لرسالتي الماجستير، رحمه الله رحمة واسعة وادخله فسيح جناته.
PRESS RELEASE
STATEMENT ON THE POSITION OF US SECRETARY OF STATES ON SOMALI ELECTIONS
Mogadishu, 19 Mar 2021: The Federal Election Implementation Team (FEIT ) joins the United States Secretary of State in calling on the Federal leadership and Federal Member States to...
WARSAXAAFADEED
Muqdisho, Maarso-16-2021 : Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal wuxuu soo dhaweynayaa kulanka loo madlan yahay ee dhinacyada hoggaanka Golaha siyaasadda ay qorshaynayaan in ay deg deg u qabtaan, una xalliyaan tabashooyinka jira.