Asc dhamaan ummada somaliyed meelkasta oo adduunka ka jogtan Midnimada Somalia waa guul iyo goobonimo. Illahay waxaan ka barayaya Qalbiyadena iyo Qulubtena inuu mideyo I love My country of somali
@NaciimaAbwaan Nacima Abwaan Qorane ma ahaa dhaliil lkn dawlad-kasta waxaa ka manuc ah waxii aan dhaqan ahayn iyo waxii khalad ah shacabkuna waa kuwii ka hadli lahaa mana ahaa in afka la isqabto ee waa in la sheega waxii diintena,dalkena iyo dadkena samayn ku yelanaya